Connect with us

somalilandtoday.com

Soomaaliya Oo Sheegtay In Wasiirka Arrimaha Dibedda Eriteriya Ay Ka Wada-Hadleen Arrimo La Xidhiidha Socdaalkii Uu Dhawaan Ku Yimid Magaalada Hargeysa

focus

Soomaaliya Oo Sheegtay In Wasiirka Arrimaha Dibedda Eriteriya Ay Ka Wada-Hadleen Arrimo La Xidhiidha Socdaalkii Uu Dhawaan Ku Yimid Magaalada Hargeysa

(SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Eritrea Cusmaan Saalix iyo Lataliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gebreab.

War kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo iyo wasiirka arrimaha dibedda Eriteriya Cismaan Saalax ay maanta ka wada hadleen arrimo la xidhiidha socdaalkii dhawaan ay weftiga Eriteriya ku tageen Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top