Connect with us

somalilandtoday.com

Ugaas Beesha Muuse Biixi Ah Oo Ka Hadlay Xiisadda U Dhaxaysa Ganacsade Axmed Geelle Iyo Dawladda Jabuuti, Jawaab-na Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Salaadiinta Arab

focus

Ugaas Beesha Muuse Biixi Ah Oo Ka Hadlay Xiisadda U Dhaxaysa Ganacsade Axmed Geelle Iyo Dawladda Jabuuti, Jawaab-na Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Salaadiinta Arab

(SLT-Hargeysa)-Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Cali ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay qadiyadda Axmed Cismaan Geelle, waxaanu farriin u diray Madaxweynaha Somaliland iyo dawladda Jabuuti.


Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Cali ayaa sidoo kale jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay salaadiinta Beesha Arab oo ku saabsanaa in ciidammada ay kala soo baxayaan jiida hore, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top