Connect with us

somalilandtoday.com

Soomaali Musharaxiin Ka Ah Dalka Canada

focus

Soomaali Musharaxiin Ka Ah Dalka Canada

(SLT-Canada)-Gobolka Alberta ee ay ku nool yihiin Soomaalida labaad ee ugu badan dalka Canada ayaa waxa ka socdo doorashada gobolka. Inta la ogyahay waxa doorashadaasi usharaxan dhowr qof oo Soomaali ah.

Magaalada Edmonton ee caasimada u ah gobolkaas, islamarkaasna ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan ayaa waxa ka tartamaya laba qof oo Soomaali ah. Cabdikariin Bakaal iyo Shaadiya Xussen waxa ku tartamayaan magaca xisbiga Alberta Liberal.

Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top