Connect with us

somalilandtoday.com

Boqortooyadii Karaamada Iyo Kaartadii Lagu Sameeyey Qasnadii Kaydka Damaca. Sheeko:- W/Q: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

Articles

Boqortooyadii Karaamada Iyo Kaartadii Lagu Sameeyey Qasnadii Kaydka Damaca. Sheeko:- W/Q: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).

Boqortooyadii faca-weynayd Ee (Mongolian Empire), Oo ku taala ama dhacda Badhtamaha Eeshiya (Centeral Asia), Iyo BarigaEeshiya (East Asia),Sumad ahaana noqonaysadhulka u dhaxeeyawadamada Ruushka iyoJaynaha (Russia AndChina) Eebuuraha(Altia Mountians), Baaxadahaana cadadkeedu ahaa(1,564,116) Square Kilometres, Ayaa waxa soomartey boqortooyobilaadhaxal ah waxanayaheyd intii kahoreysay (Genghis Khan ),Nidaamkan imbaraadooriyada mayaheyn balse wayka gadisanaydwaxanala odhan jiray(Temujin Monarchy), Qaabkanboqortooyonimo ee ay ku dhawaadqiyaastiisu aheyd Qarnigii11aad lamakaladhaxlo balse kolbacidii loo gartoayaa la cumaamadijirey, Markan danbeayuu ninkani lagumagacaabo (Genghis Khan)ayaa aas-aastey boqortooyadanhorteedse magacaa ayaala odhan jireyaan kor kusoo xusey.

Boqorkii hogaaminayeybuq-cadii (Temujin Monarchy),Ka hor intaaneyil-bixin dadka kuabtirsada boqortooyadani wuxuunbayahaayeen (NomadicPeople), Dad reermi,yi ah ooisu dhaqa Xeer-dhaqameedkoodii qoomahaaneed, Hogaamiyihii uguhoreeyeywaxa uuahaa “Temujin” Ninkaniwaxa uu ahaa Odey-dhaqameed amabeel-daajiye waxan aysoomaalidu tidhaa, Intabadana waalagumoransan yahay Sooyaalkiisaqof ahaaneed waayo,Casrigaasi waxa laguduraa umada halkaaku dhaqnayd ineyahaayeenJaahiliin, Waxanakhadka ka saareyBoqorkii aas-aasey BoqortooyadanMongolianka oo ahaa(Genghis Khan) , Oo macnaheeduahaydBoqortooyadii caalamkaaf-ahaana waa “China”,Ama Universal Kingdom,Markaa qoladan danbeee mangooliyiinta ayaaaad isu buun-buuniyeytaariikhdii hore eeboqortooyadana masaxey waayoyagaa Caalamka saamaynku yeeshay hamigoodiinain badan kahir-galiyey aduunka.

Hadaba bacdal-taariikh aaniba-furo sheekadu halkayu soco, Boqortooyadaa temujiyiintalama kala dhaxlijirin, Dhaxalka dhalashadaaabahaiyo inankiisa waxayseu dhignayd qaabkanin qoyska Temujiyiintahadba hal-doorkiisa lagu wareejiyo, Hadabamarkay da,aahaantirsatey Boqorkii saddexaadayaa waxa uudamcay odeygii markaaka dhintay inuuwiilkiisa ku dar-daarmouu isagu dhalay,Balseay jireenilma-adeeradiisii xayga ahaain qaarkood kagahaboonaayeen waa sidaay tibaaxday aragtidaumadii boqortooyaduutalinaysay iyo walibaqoyskii temuujiyiinta ee(Royal Familyga ahaa),Wiilasha ka mudnaaboqorka aabihii kudar-daarmey waxayahaayeenlix wiil, Waxaysoo guuxdaba ooay soo guura-baaleysaba waxasi toosa ulawareegay hogaankii boqortooyadaTemujinkiiafraad, Oo ay kudayran tahay caqabadoka duwan kuwiihore u adeeradiiiyo waliba aabihiisoo wajaheen.

Wiilkii waxaku adkaatey inuuka shaqeeyo wiilashiiay ilma-adeerka ahaayeenmaxaa wacay Aabihiiayaa marin-habaabiyey oomeeshiidhaxal kadhigay hadaba siuu u hogaamiyoumadiisii iyo ilma-adeeradiisii ayiskhilaafeen, Ayuu siqoto-dheer u fakireywaxaanudajistay Siyaasadcusub oo uuku soo jiidanayoqoyskooda gaar ahaanIlma-adeeradii waxaanu yidhidhamaan cidii boqortooyadakuabtirsataa waawada Boqoro, Markalaga reebo haweenkasidii baanay kudhaqan-gashey , Hadaba siyaasadanuu ku sooxero-galiyeyxubnahan qoyskaboqortooyada ayuu ugumagac-darey ( BoqortooyadiiKaraamada Iyo SamayntaQasnada KaydkaDamaca),Qorshahaasi oo usahlay boqorkii inuushaqeeyo sababtoo ahnin kasta ooka mida qoyskuwuxuu yahay boqorwaxaanuqabaa Ulasho,Naawilaad, Iyo Rajotalisnimo, Inta badanaBoqorka hogaanka hayaawuxuu u yeedhaamarba boqor ayilma-adeer yihiinamawaxa ay lagalaan shirerka madaxdaBoqortooyooyinka jaarka, Sidookalena waxay weheliyaanraacitaan safaradadeegaamadashisheeye ama qoomiyadahajaarkooda ah, Hadabatalaabooyinkan ayaa fududeysayin ay gacmahais-qabsadaandhamaan temujiyiintii.

Dariiq kastaawaxa uu leeyahaymeel uu kugeeyo ama uu ku arooro,Hadaba waxaan ugagol leeyahay amaaan u sooqaateysheekadan kusaabsanayd boqortooyadaa Mangooliyiinta, Nimaadkanaawilaada siyaasada iyorajaynta is-xusidu waxayhada kasocotaadal ka midah dalalka Geeska-afrika, Kaasioo uu hogaamiyihiisu cusubyahay waxaanu aragtiahaan qaatay talaabadani,Siaaney umadaugu dhaafin Siyaasiyiinwadankaa u dhashayoo in badanasaaxada ku soojirey, Maxaa yeelayhorta Siyaasiyiintaafrikaankabadankoodu inta waxcaaridaa wax sidaau sii weynma rabaan kaliyaatahankoodu waxa weeyiin hadba hogaankahantakursiga ayag-joogaan ama ayka ag-muuqdaan waxnala wadaagaan, Sida muuqaaloisu fasiraya inuula taliyo amabauu ka qayb-galiyoAaraahda lagu dhaqodadka, Hadaba isagasiyaasigan maxaa ugafaa,iido ah talaabadanama maxaa kasoo galaya???, Waxakasoo galayainuu qof ahaanwali si caadiyau aamino inuuqof dhamaystiran yahayoo isku buuqiyo isku caajis(Stress And Borring),Kabad-baadey islamarkaana wax rajeeyalana tirsado.

Siyaasadu waxayafrikaanka ku noqoteyCudur ay kudawakhaan oo aywaayaan dawadiisa, Hadiiaad aragto Siyaasiyiinbilaa daawoahama aan ujeedolahayn waxay tabayaanHogaamiye caadiya, Sidaka mid aharagtiyaha caalamigee Hogaamintawaxa kujiraqodobadeeda ugu cul-culusqofka aad is-leedahaywuu kugu dhibbadan yahay kanamid ah cidaadhagayso , Waa inaadla tashatowalibaTeamkaaga dhexdiisa markaawahab ayaa kaduulaya waxa uuis bidayaa inuuyahay (Role Model),Ka ciyaara bartiisakuhaboon ee uuhawsha ka wado.Hogaaminta ayey astaanu tahay inaadla tashato qofkiicaqabad kugu ahwaxaanad u muunaysaysidiiqof macalinkuu ah markuuhagistaadii darifka kulaqabto, Sidoo kalewaxa dagaysa qanaacadabasharnimo hogaamiyahana waxausuura-galaya inuusi caafimaad qabtau hago meelkasta oo uuhogaanka u hayo,Waa ajar rasmiyahadaad ruux kubeerto rajoadnahadaad hogaan tahaywaad ku amaanhelaysaa, Dalka aywaxani ka unkameen waadal curdina amajawharad ka soodhex widh-widhaysa Afrikadhamaanteed, Xal loohelay haggis umadeed.

Qalinka : C/raxmaanSayid Faarax (Jeesto).

Diplomatic Analysts

Gabiley/Somaliland.

abdiraxmaanjeesto111@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top