Connect with us

somalilandtoday.com

10 Qodob Oo Madaxwayne Muuse Laga Sugayo By Rajab Ismail Salah

Articles

10 Qodob Oo Madaxwayne Muuse Laga Sugayo By Rajab Ismail Salah

Mudo Sanad Iyo Dhawr Bilood Ah Baa Maaxwayne Ka Tahay Dalka Iyadoo Dalku Haysto Duruufyo Siyaasadeed iyo Mid Dhaqaalaaba ,Xalaad Dag Dag Dalku Ku suganyahay Waxaa Haboon markay Sidaasoo Kale Dhacdo in aad Samayso Tashi Badan Iyo Tanaasul Aad Eegto Maxaa Dani Ugu Jirtaa Shacbigan Dibataysan Ee Dagaal Mudo Kusoo Jiray islmarkaa Ay Udheertahay Abaar BaahsaN Eee Dalka Iyo Dadkaba Saamaysay Xoolihiina Inaga Dhamaysay. 

Hadaba Mudane Madaxwayne Danta Qaranka Ka Horaysii Dantaada Sidaas Daradeed Anigaa Waxaa Ilaa Tahay In aad Samayso Qoobadan 
1- Tashi Badan Iyo Xog Ururin Dheeraad ah dalka iyo Dadka Maxaa Udan ah . 
2-In aad Qabto Shirwayne qaran oo lAgu Xalinaayo Xajiimooyinkii Doorashada. 
3- In Wafti Heer Caalmi ah Dunida Ukala Dirto dhamaan Shacbiga Aad Hawlgaliso Oo adigana Lagaa Arkaa 
4- In Beesha Garxajis Aad Qaybtiii Ay Xaq ulahayd Aad Siiso. 
5- In Siyaasada Arimaha dibadda Aad Wax ka Qabato oo Safiirada Iyo Wasiirada iyo Agaasimayasheeda aad losoo Xulaa Dad Ehel u ah Arimaha Dibadda Waayo Waxaa Ku Jirnaa Dayrwayn Oo Dhinac Walba Ka Xidhay Hal albaab leh Albaakaasina Ubahanyahay Qof Khabiir ah oo Yaqiin Afka Dunida lagu la hadlo. 
6-In Aad Ufikirto SI Balaadhan Ood Adeegsato Mucaarid Iyo Muxaafidba. 
7-In Dacadnimo Iyo Hufaan Ay Kaa Muuqato Dhaarttii Aad Shacbiga U dhaaratayna Aad Rumayso. 
8- In Dhaqaale Ururin Lasameeyo 18 May Ee Soo Socda ..Si Qaranka Ictraaf loogu Doono. 
9-In Wada Hadalada Somalia iyo Somaliland Lafuro.Wajigay Doonto Ha Yeelato 
10- In Maalgashi Iyo Suuqa Ganacsiga Dunida Loo Furaa Shucuubta Dunida . 

Hadiii Qodobadaas iyo Qaar kale Ba La sameeyo Waxaan Filayaa In Qarnkeenu 
Horumar gaadhayo Umadunab isa saamaxayso Wada Jaan Qaadayso Dhinac looga Soo Wada Jeedsanayo Horumarka Dalka Hadii Kale Bal Adba ….. 

Waad Mahadsantahay Madaxwayne. 

Rajab Ismail Salah 
Wassrada Arimaha Dibadda 
0634416899

rajab03@hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top