Connect with us

somalilandtoday.com

Guddida Beelaha Garxajis Oo Taageero Muujiyey Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Iyo Dhawaaqii Ka Soo Yeedhay Salaadiinta Iyo Cuqaasha Beesha Arab

focus

Guddida Beelaha Garxajis Oo Taageero Muujiyey Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Iyo Dhawaaqii Ka Soo Yeedhay Salaadiinta Iyo Cuqaasha Beesha Arab

(SLT-Hargeysa)-Guddida Beelaha Garxajis ayaa si kulul uga hadley khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Dawlada Jabuuti.

Madax-dhaqameedka ayaa taageero buuxda u Muujiyey Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Saladiinta iyo cuqaasha Beesha Arab

Dhan kale madax-dhaqameedka ayaa arrintan ku tilmaamay cabudhin iyo cago jugleyn waxaana ay xukuumadda Somaliland ee uu Hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu baaqeen in ay mawqif cad iska taagto, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top