Connect with us

somalilandtoday.com

Wafti Culus Oo Ka Socda Midawga Yurub Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa+SAWIRRO

focus

Wafti Culus Oo Ka Socda Midawga Yurub Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa+SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Wasiiradda Arrimaha Dibadda Iyo Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa maanta Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigal International Airport Ku Soo Dhaweeyey Wafti Culus oo Ka Socda Midawga Yurub.

Waftidan oo ka koobnaa 18 Xubnood ayaa Wasiiradu ku qaabileen Qaybta VIP-da ee madaarka Cigal International Airport waxaana Loo soo Gudbiyey Hotel Ampasator .

Waftida ayaa inta ay dalka joogaan kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Laamaha kala duwan ee Xukuumadda iyo xisbiyadda mucaaridka ah

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top