(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Khadar Xuseen Cabdi ayaa si weyn uga dayriyay xaaladda Somaliland ka jirta, waxaanu ka hadlay kala hadalkii xukuumaddii hore ee Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadda tallada haysa ee Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO