(SLT-Hargeysa)-Dab xoog leh ayaa ka kacay xaafada isku raran ah oo ay degan yihiin dad barakacayaal ah abaaro 4:30-kii Habeenimo.
Laba qof ayaa dhintay mid kaleba wuu dhaawacmay ka dib markii dad qabsaday xaafad isku raran ah oo ay degan yihiin dad barakacayaal ahi, oo ku taala bariga magaalada Hargeysa, oo la yidhaa Istaanbuul.