Connect with us

somalilandtoday.com

Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Arab Oo Si Weyn U Taageeray Hadalkii Salaadiinta, Sheegay-na Inay Jawaab Rasmi Ah Ka Sugaya Xukuumadda

focus

Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Arab Oo Si Weyn U Taageeray Hadalkii Salaadiinta, Sheegay-na Inay Jawaab Rasmi Ah Ka Sugaya Xukuumadda

(SLT-Hargeysa)-Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Arab ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen xiisadda u dhaxeysa Ganacsade Axmed Cismaan iyo Dawladda Jabuuti, waxaana ay cuqaashu ay taageero u muujiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay Salaadiinta Beesha Arab, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top