DAAWO: “Jabuuti Waxa Aanu Leenahay Baasaaboorkiina Uma Baahnin…” Golaha Wakiillada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dhiibista Ganacsade Axmed Geelle Arab
DAAWO: “Jabuuti Waxa Aanu Leenahay Baasaaboorkiina Uma Baahnin…” Golaha Wakiillada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dhiibista Ganacsade Axmed Geelle Arab
(SLT-Hargeysa)-Xildhibaanno ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa si adag uga hadlay arrinta dhiibista ganacsadaha reer Somaliland ee Axmed Geelle, waxaanay farriin culus u direen dawladda Jabuuti, Halkan hoose ka DAAWO