Dhiirashadeeduna Waxay Ku Dhigmi Doontaa Taariikhda. Qalainka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).
Umada reerSomaliland waxay inbadan naadiyeen Dawladnimonidaamkeeda la isagadaba-yimaado oo kusaleysan islaxisaabtanlagu kala soocayolahaanshaha shakhsi wax-u-gaarah iyo Lahaanshahawax umadi wadaleedahay, Taasi oo ahHantidaQaran uu yadahaan u leeyahaymasuuliyadeedana ay hayaanshakhsiyaad muwaadiniin ahoo loo igmadeyheerkaydoonaanba hanoqdaane, Hadaba jaan-goyntaDawladnimada dhabta ahiwaa sida looisticmaalo Hantidaa Qaranka kadhaxeysa ama ayu maareeyaan hogaanadaloo igmadey, Waxaaneyku soo urureysaalaba qodob miduun ” DawladnimoxalaalaAma Dawladnimo xatooyadalagu heshiiyey”.
In xatooyolagu heshiiyo aduunkawaxa looga yaqaanaaMusuq-maasuq (Corruption), Ooah faysarka dilaama bahdilaDawladnimadaumadahana ka xumeeyadhaqanka suuban iyohiigsiga san, Sidaaawgeed dilaagan Dawladnimadacadawga ku ahaad baa layskaga ilaaliyaa Caaalamkawaxana loola dagaalamaasi xag-jir ah,Dawladii ku sifawdaanama taaba-gashohogaankaiyo hilaaduna wayka xumaadaan taasooaakhirka sababta bur-burDhaqan-dhaqaale amaba middamiir ahaaneedba,Duwelkaaduunka koonkiisa kataliyaa waxay kudadaalaan in aaneysifadaasi ku suuroobinoo ay noqdaankuwo waadixaoolays xisaabiyo Islamarkaana ku dhaqmanidaamka Dawlad wanaagaiyo Is-xisaabinta, (GoodGovernance AndTransparncyAccountibility), Qodobkani ooisna noqonaya bartalagu kala soocowaxa loo dadaalayo.
Dariiqa dhisidaDawladnimada iyo islaxisaabtanka nidaamkan isagooka duulaya ayuuMadaxweynaha JamhuuriyadaSomalilandMudane: Muuse BiixiCabdi dhaqan-galiyey kashaqaysiinta Hay,adaha baadhidaiyo daba-galka hantidaqaranka siayu gutaan waajibaadkooda shaqoee ay umadau hayaan waamudadan uu xilkahayo Madaxweynuhuye, Kadib dar-darshaqoiyo u kuur-galidaay hay,adu kusameysay lunsiga hantidaqaranka waxay iba-furteyHay,ado Dawliya ooamuurahaalaga helay,Waxaaney u mareensiiqadii shuruucda dalkayagoo la beegsadeyhay,adaha ay khusaysoiney talaabo kaqaadaanlunsiga hantidaqaranka iyo WalibaMadaxweynihii igmadey ooisagu majaraha uhaya hogaanka dalkaugu sareeyashaqadaninaay tahay Siyaasadiisahagitaaneed.
Kumay koobnaantalaabadii fal-celinta Hay,adahaHanti Dhawrku qarankuay xukuumada ugud-bisey balse waxasidii loogutala-galeymarinkeedii ku hubsadeyHogaamiyaha Qaranka Somaliland,Isagoo ku dhiiradeyinuu xilka kaxayuubiyo xubnihiituhunkabaadhitaanku gorfeeyey kuwaasooka tirsanaa golahawasiirada xukuumada islamarkaana ka midahaa masuuliyiintiiugutunka-waa-weynaa, Waa talaabogeesi looma habranlaguma daawan wixiihay,adu hanti-dhawrku kusoo eedaysay,Marnabalaguma ixtiraamin reernimo,sheeko-caanteyn, iyokhayaaligii hore eesuurada dawladnimo inagasadheeyey,Xukuumadu yadootix-raacaysa aragtida ayaaminsan tahay siqurux badan ayeyu suura-galisey sumad ay caanku yihiindawladahaaduunku oo sharafiyo milgo weynu yeela markayhir-galiyaan, Waa raadsaameyn ku yeelandoona dalkeenawaxbadana ka baddelidoona nidaam dawladeedkaqaladka laga fahmay.
Inkastoo shacab-weynuhu carab-baabaan dalkuwuu handaraaban yahaywaxa halkaa kamuuqata in intaugu badanshacabkadhaqanka laga xumeeyey,Soomaalida ayaa tidhaahda(Waxay na badeenwaxa nagaga daranwaxay bareen),Markaaumada waxa loosamaynayaa dhaqan-celin walaway ka cawdeenhadana waxay qudhiyo maan udareemayaan inMusuquyahay waxa kaliyaee dalkeena riiqeydawladihii hore eeisaga kala danbeeyey,Marka laga reeboxukuumadan maantataladadalka haysa ooyadu soo af-jarteywax kasta oomarin-habaab iyo mugdiah oo umadanlagu haloosiyey, Yagoobulshaduamuurahaa is-barkanka turjumaya hadanawaxay ilaa haatangarwaaqsan yihiin inuumadaxweynuhu talaabo geesinimoah kutalaabsadeyoo ay walibataariikhdu ku xusidoonto, Waa jawiguuleed ama qodobniyaayir oo ayxukuumadani asiibtaywaanku mahadinaynaa waananku bar-bar taagannahay Sareynta sharcigunawaa qabashada ruuxkastoo lala xidhiidhiyoina-han.
Dhaqanka dawladnimoee dalka maanta albaabcusub ayaa ufurmey oo ahin masuuliyiintu gartaanwixii loo igmadeyin aaneyaheynquudashada hantida umadabalse ay tahayin ay ushaqeeyaan bulshadooda, Sidookale baqdin masuulkuka istaagoinuuwax-is-daba-mariyo kaliyaatana uuku eekaado soonahashaqadiisu u qeexdayisagoo waliba sicadaalada oobilaakhayaamo ah ugudanaya waajibaadkiisa, Rukunkaasinawaa bilicda amahanaan-sanida dawladnimada aynuraadinaynobaadi-goobkeeda buq-cadeenanyadoo aan laictiraafsanayn wax badanqabsatey hadii ayhir-galisey qodobkii kadhinaa waahubaalin ay noqonaysoJawharada Geeska Afrika,Waxyaabaha kale shuruudoodiiwaan camirnay balsetii aynukaliigaynayna Madaxweyne Muuseayaa hir-galiyey IlaaheyCimriga haw barakeeyee.
Waa mucjisoin maanta dawladyar oo sooyab-yabmeysaa hindisto libinintaa leeg ooaaney cidi kucaawin ama aanlagulatalin, Ooay garteen Siyaasiyiinteedii, axsaabteedii, hogaankeediiiyo cidii masuuliyadeeda haysay,Waayo Madaxweynahadalkuwaxa uu kayimidey xisbi marnawaa hogaankii wakhti-xaadirkan dalkaugu sareeyey, Waxkastoo la fuliyaanawaaaragtidiisii amahilaadiisii siyaasadeed waananu bognay sidala wada ugsoonyahayna doorkaasi kucamal-falkiisu waaraadlagu raysan doonomudo aan dheeraynala dhitaysan doonoraandhiiskiisa, Ku dhawaadlabaataneeyo sanadoodmaantaaDawladnimo san inookaw ah sidaaawgeed waan kudhiirinaynaa Madaxweynaha Dalkawaxaanan u sheegaynaainSooyaalku xusidoono sadaro qaaliyanaku yeelan doonosafxadaha taariikhda walibakuwa dheemana.
Qalinka: C/raxmaanSayid Faarax (Jeesto).
Diplomatic Analysts
Gabiley /Somaliland
Email: Abdiraxmaanjeesto111@gmail.com