Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Golaha Wakiillada Oo Wasiir Sacad Cali Shire Ku Eedeeyay Musuq-maasuq, Madaxweyne Biixi-na Ugu Baaqay In Uu Hanti-dhawr Geliyo

focus

DAAWO: Golaha Wakiillada Oo Wasiir Sacad Cali Shire Ku Eedeeyay Musuq-maasuq, Madaxweyne Biixi-na Ugu Baaqay In Uu Hanti-dhawr Geliyo

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan Mudaneyasha golaha wakiillada Somaliland ayaa waxaa uu musuq maasuq culus ku eedeyey wasiirka Maaliyada Somaliland waxaana uu madaxweyne Biixi ugu baaqay in uu Hanti dhawrka galiyo wasiirkaas, Halkan hoose ka DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=xkW9hqAyajM

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top