Connect with us

somalilandtoday.com

“Ciidammada Furinta Naga Jooga Waanu La Soo Baxaynaa…” Madax-dhaqameedka Ugu Waaweyn Beesha Arab Oo Hanjabaad Culus U Diray Madaxweyne Biixi Iyo Geellaha Jabuuti

focus

“Ciidammada Furinta Naga Jooga Waanu La Soo Baxaynaa…” Madax-dhaqameedka Ugu Waaweyn Beesha Arab Oo Hanjabaad Culus U Diray Madaxweyne Biixi Iyo Geellaha Jabuuti

(SLT-Hargeysa)-Madax-dhaqameedka Beesha Arab oo uu hoggaaminaayo Suldaanka Guud ee Beeshaasi Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Diiriye ayaa waxaa ay si kulul ugu Hanjabeen Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Sulaadiinta ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen waaran qabasho ah oo dawlada jabuuti u soo goysay Ganacsade Axmed Cismaan Geele taas oo la sheegay in dawladda Somaliland ka aqbashey dawlada Jabuuti, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top