in waxsoosaarkeena beeralayda dalku uu horumar balaadhan ku talabsado xag dhaqaale iyo waxsoosarka beeralayda dalka
Cuntooyinka wadaniga oo waqtiyada la abqaalayo midhaha sida hadhuudhka digirta galayda heeda ooloo baahan yahay in beeralayda dalku jsl uga faa idaystaan waraabinta beerahooda
Inkastoo mashruucan biyo xidheenku uu hada ka socdo bariga magaalada mashruuca oo hir galintiisa uu hormood u yahaymadaxwaynaha jsl mudane axmed maxamedmaxamoud siilanyo isagoo dhaqaale badan loo huray fulinta mashruucan looga faa idaysanayo sidii biyaha roobka dib looga fa idaysan lahaa taas oo ay bulshadeena Somali land ay ka maarmi doonan cuntooyinka dalka dibada uga imanaya oo uu ku baxo ganacsi lacag adagoo dalka dibada uga baxda
Iyadoo aynu ognahay tayo darada cuntooyinka dalka dibada uga imanayaa
Bulshada horumar fiican ku talaabsata waa bulshada wax soo saarka dhulkooda kalasoo baxa khayraadka jira manafacadsadaganacsi dibadana u iib geeyakhayraadka dhulkooda ay kala soo baxeen taas ayaa dalkooduna ku horumarayaa
Ilaahayna ku garab galaya
Biyaha oo aynu kaydsano ama dib uga faa idaysano biyaha roobka waxa noolasheenu marka hore ku xidhantay biyaha oo aynu ku daahirsano ku karsano cuntooyinka ku dhaqano maryaheena sidoo kale waxay biyaha aynudiyaarsanay biyo xidheenka waxa aynu kuga marmayna xiliyada waqtiga ee isku bad badalaya ku jilaal si waqtiyada jilaalka ama abaarta ay beeralayda iyo xoolo dhaqatadeenu ay ku nooladan waxa loo baahanyahay in aynu sii kordhino sidii aynu u samaysan lahayn biyo xidheeno kaleoo dib aynu uga fa idaysan lahayn biyaha roobka b
Waxan halkan fariin ugu dirayaa wasaarada beeraha dalka in ay soo dhaweeyan beeralayda dalka ee doonaya in ay wax kala soo baxan dhulkeena waxii taakulo ee dawlad ahaan loo fidayo
Mar labaad waxan halkan ugu diraya bahda bulshada Somali land in ay dhiri galiyaan cunista isticmaalka cuntooyinka wadaniga oo runtii ka faido badan cunista bariiska iyo baastada