Connect with us

somalilandtoday.com

“Axmed Siilaanyo Hoggaamiyihii Ruuxiga Ee Somaliland…” Xildhibaan Nacnac Oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii Hore Ee Somaliland

focus

“Axmed Siilaanyo Hoggaamiyihii Ruuxiga Ee Somaliland…” Xildhibaan Nacnac Oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii Hore Ee Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa baraha bulshada ku baahiyay Sawirkani uu ku weheliyo madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

Xidhibaan Nacnac oo sawirkan dadka kula wadaagey goordhaweyd bartiisa Facebook ayaa kusoo dul qorey sidan:

“Madaxweynihii hore ee Somaliland ahna Mandellihii Somaliland H.E Axmed Maxamed Siilaanyo, waxaa farxad ii ahayd in aan caawa kula caweeyo gurigiisa. Waxaan ilaah ka baryayaa in muddo noo kaa daayo. Axmed Siilaanyo hoggaamiyihii ruuxiga ee Somaliland”

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top