Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Libaaxyo Ay Sheegtay In Si Sharci-Darro Ah Dalka Lagaga Saarayay

focus

DAAWO: Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Libaaxyo Ay Sheegtay In Si Sharci-Darro Ah Dalka Lagaga Saarayay

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa sheegtay in ay soo qabteen laba Libaax oo dhal ah isla markaasina sifo sharci-darro ah dalka lagaga saarayay.

Mas’uuliyiin u hadlay wasaaraddaasi waxay sheegeen in Libaaxyadan dhasha ah iyo mid ka mid ah dadkii wattay ka soo qabteen deegaanka Aleybaday oo ku yaalla galbeedka magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top