Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALILAND: Abwaan Weedhsame Oo Ku Baaqay In Hanti-dhawr La Galiyo Wasaaradda Waxbarashada.

English

SOMALILAND: Abwaan Weedhsame Oo Ku Baaqay In Hanti-dhawr La Galiyo Wasaaradda Waxbarashada.

(SLT-Hargaysa) Abwaan Daahir Ismaciil Weedhsame oo kamid ah Abwaanada caanka ah ee Somaliland ayaa ku baaqay in Hanti dhawr baadha la galiyo Wasaaradda Waxbarashada. Sidaana wuxuu ku Sheegay qoraal kooban oo u ku baahiyay bartiisa Facebook-ga kaas oo u dhignaa sidan.

“Wasaaradda waxbarashadu Si kal iyo laab ah ayey u soo dhawaynaysaa Hanti-dhawrka. maalmihii u dambeeyey waxa la dareemayey diyaar-garawga soo dhawaynta hanti-dhawrka, iyadoo roogga guduudan lagu sii goglay barxada weyn ee Xarunta wasaaradda. “

KALSOONI BADAN BAA NAGA MUUQATA!!!! Weedhsame

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in English

To Top