Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Trump Oo Israa’iil U Saxeexay Lahaanshiyaha Buuraleyda Golan

focus

Madaxweyne Trump Oo Israa’iil U Saxeexay Lahaanshiyaha Buuraleyda Golan

(SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa shalay oo isniin aheyd waxaa uu saxeexay lahaanshiyaha cadawga Israa’iil ee buuraleyda Golan. Waxaa agtiisa taagnaa ra’iusl wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu.

Trump oo hadlay saxeexa kadib ayaa sheegay in arrintan la qorsheynayey in muddo ah, dhankiisa waxaa uu Netanyahu u tilmaamay mid taariikhi ah.

Golan waa dhul ay leedahay Suuriya, waxaa ay cadawga qabsadeen dagaalkii June 5, 1967, waxaana lagu qiyaasay 1,800 km².

Todobaadkan, Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalal ka aamusay masiirka Golan, iyada oo ka hortimid go’aanka Carabta iyo dalalka Islaamka.

Dad badan oo falanqeeya arrimaha bariga dhexe waxaa ay qabaan in Trump uu sidan u sameynayo doorashada 2020-ka iyo doorashada Benjamin Netanyahu ee bisha soo socota.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top