Connect with us

somalilandtoday.com

Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Xaqiijiyay In Loo Soo Gudbiyay Dacwado Musuq-Maasuq Oo Ka Dhan Ah Madaxda Wasaarradaha Warfaafinta Iyo Gaashaandhigga Somaliland

focus

Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Xaqiijiyay In Loo Soo Gudbiyay Dacwado Musuq-Maasuq Oo Ka Dhan Ah Madaxda Wasaarradaha Warfaafinta Iyo Gaashaandhigga Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Xeer Ilaaliyaha guud Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa xaqiijiyay in Hanti-dhawrka guud u soo gudbiyay dacwad musuq-maasuq oo ka dhan ah madaxda ugu sarraysya wasaarada warfaafinta iyo Gaashaandhigga.

Dadka eedaysan waxa ku jira wasiirka warfaafinta Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Gaashaandhigga Ciise Axmed Xawar.

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in dhawaan ay soo dhamaystirayaan caddaymaha eedaha loo haysto mas’uuliyiintan.

Xeer Ilaaliyuhu dhinaca kale waxa uu sharci-darro ku tilmaamay in mas’uuliyinta musuq-maasuqa ku eedaysan Dammaanad lagu sii daayo, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top