(SLT-Hargeysa)-Komishanka doorashooyinka qaran ayaa waxa ay maanta kulan yahay la yeesheen golaha guurtida Somaliland oo dhawaan warqad yeedhmo ah u diray, waxaanay sheegeen in aan doorashooyinka ku qabsoomaynin wakhtigii loo asteeyay, Halkan hoose ka DAAWO