Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Warbaahinta Qaranka Somaliland Oo Telefishanka Madaxa-bannaan Ee SAAB TV Ku Eedaysay In Uu U Adeeggo Dalal Shisheeye.

focus

DAAWO: Warbaahinta Qaranka Somaliland Oo Telefishanka Madaxa-bannaan Ee SAAB TV Ku Eedaysay In Uu U Adeeggo Dalal Shisheeye.

(SLT-Hargeysa)-Warbaahinta qaranka Somaliland ayaa telefishanka madaxa-bannaan ee SAAB TV ku tilmaantay, in uu yahay mid loo sameystay mashaariic macaash doon ah oo dalal shisheeye u adeegga.

Sidoo kale, waxay telefishanka SAAB ku sheegtay mid mashaariic lagu siiyo hagar-daameynta iyo kala fogeyn bulshada Somaliland.
Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top