Connect with us

somalilandtoday.com

Gardaradii Ugu Xumaud Abid: Madaxweynaha Maraykanka Oo Ku Baaqay In Buuraha Golan Heights Loo Aqoonsado Israel.

advertise

Gardaradii Ugu Xumaud Abid: Madaxweynaha Maraykanka Oo Ku Baaqay In Buuraha Golan Heights Loo Aqoonsado Israel.

(SLT-Washington)Madaxweyne Trump ayaa sheegay in la gaaray wakhtigii Maraykanku uu aqoonsan lahaa in Israa’iil ay u madaxbannaantahay buuraha Golan Heights, kuwaas oo Israa’iil ay ka qabsatay Suuriya dagaalkii lixda maalmood socday ee 1967-dii.

President Donald Trump speaks in the Oval Office of the White House, Friday, March 15, 2019, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

Ra’iisulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in madaxweyne Trump uu taariikh sameeyay.

Donald J. Trump

✔@realDonaldTrump

After 52 years it is time for the United States to fully recognize Israel’s Sovereignty over the Golan Heights, which is of critical strategic and security importance to the State of Israel and Regional Stability!

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top