Connect with us

somalilandtoday.com

Agaasimihii iska Casilay Wasaaradda Warfaafinta Ee Xabsiga La Dhigay Oo Xorriyadiisa Dib U Helay.

focus

Agaasimihii iska Casilay Wasaaradda Warfaafinta Ee Xabsiga La Dhigay Oo Xorriyadiisa Dib U Helay.

(SLT-Hargeysa)-Agaasimihii Guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wayci-galinta somaliland Cismaan Xuseen Warsame ee habeen hore ciidammada ammaanka Somaliland ay gurigiisa ugu daateen xabsiga u taxaabeen ayaa maanta xorriyadiisa dib u helay.

Cismaan Xuseen Warsame ayaa Isagu war-qadiisa is casilaadda waxa uu u gudbiyay madaxwaynaha somaliland markii uu sheegay in sababo caafimaad dartood aanu u gudan Karin shaqadii loo igmaday madaama xaalad caafimaad darro soo wajahday, waxaana la sheegay in Madaxweynuhu uu ka aqbalay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top