Connect with us

somalilandtoday.com

Weftigii Ugu Cuslaa Ee Ka Socda Dalka Eriteriya Oo Maanta Imanaya Somaliland

focus

Weftigii Ugu Cuslaa Ee Ka Socda Dalka Eriteriya Oo Maanta Imanaya Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Wefti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dawladda Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed, ayaa goordhow imanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland – sida ay ii xaqiijiyeen ilo-diblomaasiyaddeed.

Waa weftigii ugu horreeyay ee heerkiisa ah ee ka socda Eriteriya, kuwaasi oo yimaadda Somaliland.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco halkan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top