Connect with us

somalilandtoday.com

Mas’uul Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Is-Casilay

focus

Mas’uul Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Is-Casilay

(SLT-Burco)-Agaasimihii wasaaradda warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame, ayaa warqaddiisa shaqo ka tegista u gudbiyay madaxweynaha Somaliland, xaalad caafimaad oo soo waajahday awgeed.

Madaxweyne Biixi ayaa la sheegay in uu ka aqbalay shaqo ka tegista agaasimaha.


Waxa hore uu waqdada is-casilaada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu gudbiyay wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyada oo la sheegay in uu Madaxweynuhu ka aqbalay.


Wasiirka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa waxa la sheegay in is-casilaadiisu ay la xidhiidho xaalad caafimaad oo la soo daristay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top