Connect with us

somalilandtoday.com

Waddanka Australia Oo Shaaciyay Inay Ka Qayb Qaadanayaan Xasuuqi Muslimiinta New Zealand.

focus

Waddanka Australia Oo Shaaciyay Inay Ka Qayb Qaadanayaan Xasuuqi Muslimiinta New Zealand.


(SLT-Sedny) Dalka Australia ayaa la sheegay inay ka qayb qadanayaan weerarka lagu qaaday masaajidda ku yaalla dalka New Zealand.


Ra’iisulwasaaraha Australia ayaa cambaareeyay weerarka ka dhacay dalka New Zealand.

“Waxaan xaqiijin karaa in shaqsiga xabsiga ku jira la ii sheegay in uu Australi u dhashay, sidaas daraadeed Australia ayaa qayb ka ah baaritaanka la wado, dhammaan laamaha ku shuqul lehna baaritaanka wayna sii wadi doonaan” ayuu yidhi

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top