Wariye Xasan Galaydh oo Wasiirka la xidhiidhay ayaa uu u sheegay in isaga iyo saddex qof oo kale oo gaadhiga la saarnaa ay badqabaan balse gaadhigii aad u burburay.
Wasiirka ayaa ka yimi degmada Ood-weyne waxana uu ku sii jeeday Balli-gubadle.
Halkan hoose ka DAAWO wasiirka ka hadlaya shilkaasi