(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo xalay kulan la qaatay jaaliyadda reer Somlailand eek u dhaqanka dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu ka warramay arrimaha ay ka wada-hadleen Madaxda dalka Imaaraadka Carabta, Halkan hoose ka DAAWO