Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkii Madaxda Afrika Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Magaalada Kampala

focus

Shirkii Madaxda Afrika Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Magaalada Kampala

(SLT-Kampala)-Maanta oo Arbaca ah ayaa la filayaa In magaalada Kampala Lagu Soo gabagabeeyo shir madaxeedka madaxda Afrika

Shirkan oo shalay ka furmay magaaladaasi ayaa waxaa ka qeybgalaya qaar ka mid ah madaxda wadamada Africa, wakiillo ka socda hay’adaha iyo Bangiyada caalamiga ah, ganacsato iyo xubno kale.

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in maanta shirkaasi uu Khudbad ka jeediyo.

Ulajeedka shirkan ayaa ah sidii loo xoojin lahaa xiriirka dalalka Africa ee dhanka dhaqaalaha, amniga iyo sidoo kale horumarka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top