Connect with us

somalilandtoday.com

Jabhada Caare Oo Fadhataysataysi Ka Bilawday Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer + Masuul La Goostay Lacag Oo Ku Biiray.

focus

Jabhada Caare Oo Fadhataysataysi Ka Bilawday Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer + Masuul La Goostay Lacag Oo Ku Biiray.

(GSL-T Burco)- Xisaabiyihii Xafiiska  Maamulka Gobolka Togdheer Mustafe Macalin Oo La Goostay Lacag Gaadhaysa Ku Dhowaad 32000,000 Milyan Oo Shilinka Somaliland, Taas Oo Ahayd Mushaharkii Cuqaasha Iyo Shaqaalaha 

Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer Ayaa Ku Biiray Jabhada Kornayl Caare.MasuulkaniOo Maqan Mudo Ku Dhowaad Ah 5 Cisho Ayaa La Sheegay Inuu Ku Biiray  Jabhada Kornayl Caare Islamarkaana Wakhtigan Ku Sugan Yahay  Xarunta Jabhadaasi Ee Qardho.Khilaaf In Mudo Ah U Dhexeeyay Badhaasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Iyo Xisaabiyihii Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer Mustafe Macalin Ayaa Sababay Inuu Masuulkani Ku Biiro  Jabhada Kornayl Caare .Masuulkani Ayaa Waxay Isu Beel Yihiin Badhasaabka Gobalka Togdheer  Xamse Maxamed Cabdi Iyo Kornayl Caare  Oo Ah Horjooga Jabhadaasi Uu Ku Biiray.

WWW.SomalilandToday.com

Office Burco

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top