Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Maraykanka Oo Jimcihii Todobaadkan Muwaadiniinteeda Itoobiya Ku Sugan Uga Digtay In 10-March Oo Shalay Ku Beegnayd In Aanay Wax Safaro Ah Galin.

focus

Dawladda Maraykanka Oo Jimcihii Todobaadkan Muwaadiniinteeda Itoobiya Ku Sugan Uga Digtay In 10-March Oo Shalay Ku Beegnayd In Aanay Wax Safaro Ah Galin.

(SLT-Washington)-Dawladda Maraykanka ayaa Maalintii Khamiistii soo saartay Digniin ay 10-March Oo Shalay ku beegnayd ay Muwaadiniinteeda uga digtay Khataro kusoo fool leh Itoobiya sida mudaharaado iyo arimo kale, waxa kale oo ay gabi ahaanba ka mamnuucday Muwaadiniinteeda inay wax safar ah galaan, Gudaha iyo dibadda Dalka.

Dawladda Maraykan ayaa Digniintan ugu sheegtay Muwaadiniiteeda inaanay iman, kana dhoofin Garoonka Diyaaraduhu ka haadaan ee Bole International ee Adisababa 10-March oo Shalay ahayd oo diyaaraddii Shalay ka duushay garoonkani ay burburtay, iyadoo si gaar ah arintan loogu xusay Shaqaalahood safaaradda Maraykanka iyo danjirayaasha dalkaasi ka joogaba.

Waxay ku xuseen arintani cabsi laga qabo mudaharaado dhaco, iyadoo bishan illaa 6-deedii ay mudaharaado badani ka dhaceen deegaamo badan oo ka tirsan Dhulka Oromadu degto.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top