Connect with us

somalilandtoday.com

XOG: Somaliland Oo Qandaraas 25 Sanno Ah Shirkad Ku Siisay Dhul Ku Yaalla Xeebta Berbera Iyo Wasiirkii Reer Soomaaliya Ah Oo Qayb Ka Ah Shirkadaasi

focus

XOG: Somaliland Oo Qandaraas 25 Sanno Ah Shirkad Ku Siisay Dhul Ku Yaalla Xeebta Berbera Iyo Wasiirkii Reer Soomaaliya Ah Oo Qayb Ka Ah Shirkadaasi

(SLT-Hargeysa)-Xogo ay warbaahintu heshay ayaa waxaa ay sheegayaan in xukuumada Somaliland ay heshiis aan wali soo shaac bixin la gashay shirkad ka diwaan gashan dalka Australia , isla markaana uu hogaankeeda ku jiro wasiirkii hore ee ciyaaraha Soomaaliya.

Shirkadan ayaa qandarkaas la siiyey waxaa uu yahay mid 25 sanno ah isla markaana waxaa ay ka shaqeyn doonta mashruuca milix ka sameynta uumi baxa biyaha badda Somaliland

Sidoo kale shirkadan ayaa sidoo kale waxaa dhul baaxad leh laga siiyey meel dhinaca galbeed kaga beegan dekada magaalada Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top