Connect with us

somalilandtoday.com

Buuga Dhacdooyinka Adduunka Oo Xaflad U Qabtay Haweenayda Adduunka Ugu Da’da Wayn.

advertise

Buuga Dhacdooyinka Adduunka Oo Xaflad U Qabtay Haweenayda Adduunka Ugu Da’da Wayn.


(SLT-Washington)Haweeneey udhalatay Dalka Japan ayaa udabaal degtay Sabtida Maanta ah Da’deeda 116 Sano jirka iyadoo Bogga La yaabka lagu diin waan geliyo Dunida Guinness World Record lasoo geliyey Warbixin looga hadlayey Haweeneydani.

Waxay ku nooshahay Koonfur Galbeed Dalka Japan,waxaana lagu magacaabaa Kane Tanaka,iyadoo Dhoolacadeyn sameeneysay ayaana la arkayey.

Waxay deggan tahay magaalada Fukuoka,xaflada dhalashada ay dhigatay ayaa waxaa kala soo qeyb galay Madax uu ku jiro Duqa Magaaladaasi Ee Dalka Japan yo Qoyskeeda dad ubadnaa.

Mrs Tanaka ayaa dhalatay 2 Janaayo Sanadkii 1903-kii kaas oo la leeyahay waxay noqotay Haweeneyda ugu da’da weyn Dunida xilligaan.

Tanaka ayaa dhashay 8 Carruur ah,sanadkii 1922 ayey guursatay waxaana ay gaartay Darajada Ayeeyanimada.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top