(SLT-Hargeysa)-Cusbitaalka ‘Hargeisa International Hospital’ ayaa sheegay; in Sheekh Aadan Sunne oo ku xidhan xabsiga Hargeysa uu u baahan yahay qalliin degdeg ah, ka dib baadhitaan lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday in boggu dillaacey (Bogdillaac) sheekha.
Sidoo kale cisbitaalku wuxuu sheegay;” in sheekhu u baahan yahay; saddex bilood oo nasasho ah, marka qalliinka lagu sameeyo.”