(SLT-Doha)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar dalka Qatar ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamiim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah, Halkan hoose ka DAAWO arrimaha ay ka wada-hadleen