Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Maryakanka Iyo Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Oo Maanta Kulmaya Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadlayaan

focus

Madaxweynaha Maryakanka Iyo Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Oo Maanta Kulmaya Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadlayaan

(SLT-Hanoi)-Kulan maanta loo ballansan yahay ayaa fariinta uu Madaxweynaha Maryakanka D. Trump uu u dirayo hogaamiyaha dalka K. Woqooyi Kim Jong Un ayaa ah mid cad oo fudud. Waa ka tanaasul hubka nuclearka ah, adigana waxa kuu imanaya maal badan oo sida daadkii kuu soo gala.

Hase yeeshee, su’aasha xanafta leh ayaa ah: run ahaan arrintaasi ma waxa Kim Jong Un doonayaa?

Labada hogaamiye ayaa markii labadaad kulmaya. Magaalada Hanoi ee xarunta dalka Vietnam oo ah goobta uu shirku ka dhacayo waxaa la is leeyahay Kim Jong Un ha arko sida ay barwaaqo u noqotay, iyada oo dalkaasi ay horay cadaawad uga dhaxaysay dalka Maryakanka, si isaguna uu dalkiisa ugu furo maalgashiga dibadda dibadda iyo ganacsiga uu dalalka kale la leeyahay.

Wararka shirka labada hogaamiye ayaa faafhaahintiisa aan idaacahayaga maalmaha idiinku soo gudbin doonaa

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top