Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Biixi Oo Safar Kaga Baxay Magaalada Hargeysa, Halka Uu Safray Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

focus

Madaxweyne Biixi Oo Safar Kaga Baxay Magaalada Hargeysa, Halka Uu Safray Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa safar ugu baxay gobollada galbeedka Somaliland.

Waftiga Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa hadda gaadhay magaalada Gabiley oo la sheegay inay uga sii gudbi doonaan magaalada Boorama, waxaana la sheegay in ujeedada safarka Madaxweynuhu ay tahay ka qayb-galka shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo la filayaa in maalinta Isniinta ah si toos ah uga furmo magaalada Boorama.

Wixii ka soo kordha safarka Madaxweynaha kala soco Somalilandtoday.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top