Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg-deg: Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Itoobiya+SAWIRRO

focus

War Deg-deg: Madaxweyne Biixi Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Itoobiya+SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo oo maanta safar ku tagay dalka Itoobiya ayaa waxa uu goor dhawayd la kulmay raysal wasaaraha Itoobiya Abey Axmed.

Madaxweynaha Somaliland ayaa Itoobiya ku tagay martiqaad rasmi ah oo ka helay raysal wasaaraha Itoobiya.


Kulan la filayay in uu magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku dhex-maro Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya ayaa baaqday ka dib markii Madaxweyne Farmaajo uu diiday in uu kulan uu saddex geesood noqdo oo Itoobiya dhex-dhexaadiso.


Ma jiro warar faah-faahsan oo ku saabsan arrimaha ay ka wada-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo raysal wasaare Abey Axmed.

Warkan oo faah-faahsan goor dhaw la soco

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top