Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkii Golaha Dhex Ee Xisbigga KULMIYE Oo Dib U Dhac Ku Yimid, Waa Imisa Muddada Dib Loo Dhigay???

focus

Shirkii Golaha Dhex Ee Xisbigga KULMIYE Oo Dib U Dhac Ku Yimid, Waa Imisa Muddada Dib Loo Dhigay???

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere ayaa waxa uu sheegay in dib u dhac ku yimi qabsoomidii shirka golaha dhaxe ee xisbigaas.

Guddoomiye Axmed Cabdi Dheere waxa uu sheegay in shirku qabsoomi doono 25-ka illaa 26-ka bishan labaad 2019.

shirka golaha dhexe ayaa hore ugu mudaysnaa inuu qabsoomo 23-ka ilaa 24-ka bishan labaad 2019-ka waxaanu dib u dhacay kaba maalmood wakhtigii loo qorsheeyay

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top