Connect with us

somalilandtoday.com

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

focus

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Qarax la sheegay in uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa lala eegtay gaadhi ay la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kaasi oo marayey wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Waxaa jira khasaare dhaawac ah oo qaraxan ka dhashay, iyadoo goobta ay gaadheen ciidamada ammaanka oo howl-gallo wada.

Ma jirto faah-faahin kale oo qaraxan laga bixiyey, hase ahaatee wadadan ayaa maalmahan dambe waxaa kusoo noq-noqday qaraxyada sidan oo kale ah.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top