(SLT-Hargeysa)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa saaka si rasmi ah looga daah-furay Barnaamij-ka casriyeenta Magaalada ee Loo yaqano GIS-ka iyo Nootaayooyinka, waxaana daah-furka Barnaamijkan ka soo qeyb-galay Wasiirka cadaalada, Maayar ku xigeenka Hargeysa, Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha, guddoomiyaha maxkamadda racfaanka iyo mas’uulyiin kale, Halkan hoose ka DAAWO