Connect with us

somalilandtoday.com

Sarkaal Ka Tirsan Ciidammada Booliska Soomaaliya Oo Qarax Lagu Diley

focus

Sarkaal Ka Tirsan Ciidammada Booliska Soomaaliya Oo Qarax Lagu Diley

(SLT-Muqdisho)-Sarkaal ka tirsanaa ciidamada booliska ayaa ku dhintay qarax lagu xidhey mid ka mid ah gaadiidka ciidamada booliska ee magaalada Muqdisho maanta.


Sarkaalka dhintay ayaa lagu magacaabi jirey Xasan Dheere sida ay VOA u sheegen ilo dhinaca ammaanka ah.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Saybiyaano ee isla degmada Hodon. Qaraxa ka dib, ciidanka ayaa gaaray goobta qarxa uu ka dhacay.

Xasan Dheere ayaa la sheegey in uu ka howl-gali jirey saldhigga ciidamada booliska ee degmada Hodan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top