Connect with us

somalilandtoday.com

Tartan Cayaareed Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Ay Maanta Daah Furtay Shirkada Dahabshiil Group (Sawiro)

focus

Tartan Cayaareed Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Ay Maanta Daah Furtay Shirkada Dahabshiil Group (Sawiro)

(SL-T Hargaysa))Tartan Cayaareed Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Ay Maanta Daah Furtay Shirkada Dahabshiil Group Magaalada Hargeisa,

Waxaa Saaka Si Rasmi Ah Looga Furay Tartanka Maaratoonka Somaliland,Tartankan Orodka Dheer Waxaa Ka Qayb Galay Dhalinyaro Gaadhaysa Ku Dhowaad 300 Kuwaas Oo Isugu Jira rag Iyo Dumar,
Tartanka Oo Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland,Waxaa Ka Qayb Galay Boqolaal Dada Oo U Daawasho Tegay,Waxaana Maal Gelinaya Shirkada Dahabshiil,Taas Oo Ka Qayb Qaadata Horumarka Dalka Somaliland.

Sawirka Muna Mahmud Toosane.

Sawirka Muna Mahmud Toosane.
Sawirka Muna Mahmud Toosane.

Sawirka Muna Mahmud Toosane.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top