Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Ninkii Dalka U Dhaartay Ee Kitaabka Gacanta Saaray Hammigiisa Ugu Weyn Waxa Uu Noqday In Uu Daar 70 Malyan Oo Dollar Ah Dhisto…” Afhayeenka Xisbiga WADDANI

focus

DAAWO: “Ninkii Dalka U Dhaartay Ee Kitaabka Gacanta Saaray Hammigiisa Ugu Weyn Waxa Uu Noqday In Uu Daar 70 Malyan Oo Dollar Ah Dhisto…” Afhayeenka Xisbiga WADDANI

(SLT-Hargeysa)-Af-hayeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu eedeymo adag u jeediyey xukuumadda KULMIYE, isaga oo si gaar ah uga hadley hadalo kala duwan oo ka soo baxay wasiirka maaliyadda oo ku saabsan lacag deyn ah oo xukuumaddii hore wareejisay, waxaanu ka hadlay madaxtooyadda cusub ee ay dhisanayso xukuumadda tallada haysaa iyo carruur darbijiif oo xabsi lagu xukumay, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top