Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Wasiir Sacad Oo Beeniyay In Xukuumaddii Siilaanyo Ku Wareejisay Lacag Dayn Ah Oo Dhan 80 Milyan Oo Doollae (Shalay Iyo Maanta)

focus

DAAWO: Wasiir Sacad Oo Beeniyay In Xukuumaddii Siilaanyo Ku Wareejisay Lacag Dayn Ah Oo Dhan 80 Milyan Oo Doollae (Shalay Iyo Maanta)

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxa uu sheegay in aaney jirin wax deyn ah oo xukuumadii hore Madaxweyne Siilanyo ku wareejisay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi

Shabakadda Somalilandtoday ayaa hore u baahisay in kulan dhex-maray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo wasiir Sacad Cali Shire uu Madaxweyne ku khasbay wasiir in uu beeniyo dayntaa, waxaanu maanta beeniyay dayntii uu hore warbaahinta ugu sheegay, Halkan hoose ka DAAWO wasiir Sacad shalay iyo maanta

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top