Connect with us

somalilandtoday.com

Gudida Diiwaan-galinta Ururada Siyaasadda Oo Go’aan Ka Gaadhay Codsi La Doonayay In Lagu Hakiyo Shirweynaha KULMIYE Ee Lagu Qabanayo Boorama

focus

Gudida Diiwaan-galinta Ururada Siyaasadda Oo Go’aan Ka Gaadhay Codsi La Doonayay In Lagu Hakiyo Shirweynaha KULMIYE Ee Lagu Qabanayo Boorama

(SLT-Hargeysa)-Gudida diiwaangalinta ururada siyaasadda iyo ansixinta asxaabta qaranka ayaa waxa ay go’aan ka gaadheen codsigii ugu yimid Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel) ee ahaa in la hakiyo shirweynaha Xisbiga KULMIYE ee shaaciyay in lagu qabanayo magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.


Halkan hoose ka akhriso go’aan ka soo baxay guddiga:

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top