Connect with us

somalilandtoday.com

Fannaan Caan Ahaa Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeys

focus

Fannaan Caan Ahaa Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeys

(SLT-Hargeysa)-Alle ha u naxariistee waxa goor dhawayd magaalada Hargeysa ku geeriyooday fannaanka caan ah ee Mustafe Oomaar Cabdi.
Marxuun Mustafe Oomaar Cabdi ayaa ahaa fannaan caan ka dad Soomaalida dhexdooda ayaa waxa oo uu caan ku ahaa samaynta ereyada iyo laxanka.


Marxuunka ayaa waxa hadda maydkiisa uu yaalla cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.


Bahda iyo hawl-wadeenada warbaahinta Somalilandtoday waxa ay tacsi u diray ehelada iyo dhammaan ummada Soomaalida ee uu ka baxay marxuun Marxuun Mustafe Oomaar Cabdi.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top