Connect with us

somalilandtoday.com

Baraf Qabow Badan Wata Oo Khasaare Gaadhsiiyay Waddamadda Yurub Iyo Maraykanka+SAWIRRO

focus

Baraf Qabow Badan Wata Oo Khasaare Gaadhsiiyay Waddamadda Yurub Iyo Maraykanka+SAWIRRO


(SLT-Washington)Gobalada Waqooyiga ee dalka Maraykanka ayaa maalmahan ku jira qabow xad dhaaf ah oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka dhulkaasi ku nool.

Gobalada sida weyn qabowgan iyo barafka looga dareemay ayaa waxaa kamid ah Minnesota oo ay ku nool yihiin Soomaali badan,
deegaanada qaarkood [ – 41 ] ayuu gaaray heerka qabowga.

Ugu yaraan dad gaaraya 10 qof ayaa la sheegay inay u dhinteen cimiladan isbedashay, waxaana la joojiyey in badan oo kamid ah duulimaadyada kabaxa ama taga gobalada qaarkood, duulimaadyada la joojiyey dalkaasi Maraykanka ayaa la sheegay inay ka badan yihiin 6000, waxaana xiran iskuulada iyo goobaha ganacsiga.

Magaalada Chicago oo kamid ah goobaha uu saameynta weyn ku yeeshay qabowgan ayaa waxaa gebi ahaan la joojiyey isu socodka gaadiidka dadweynaha. Dhinaca kale qaar kamid ah waddamada Yurub ayuu dhibaato badan ku keenay Baraf ka iyo qabowga da’ ayaa .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top