-
focus
Xisbiga WADDANI Oo Beeniyay Tartan Caalami Oo Xukuumadda KULMIYE Sheegtay In Lagu Qabanayo Somaliland
January 30, 2019(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu eedeymo kulul u jeediyey wasaaradda...
-
focus
“Uganda Waxay Inoo Daadisay Dhiig Badan Ilaa Haddaan Way Inna Garab Taagan Tahay, Ma Aha In Canaanteeda Colaad Loo Arko…” Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan
January 30, 2019(SLT-Muqdisho)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowziya Yuusuf Xaaji Aadam ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka...
-
focus
Dawladda Itoobiya Oo Qunsul Cusub U Magacowday Maamul-gobolleedka Puntland
January 30, 2019(SLT-Garoowe)-Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa Shalay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ku...
-
focus
Madaxtooyada Oo Beesha Caalamka U Dirtay Qoraal Iyo Telefoono Ay Ku Ballan-qaaday In Heshiis Deg-deg Ah Laga Gaadhi Doono Khilaafka Doorashada Golaha Wakiillada
January 30, 2019(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay wakiilada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ku...
-
focus
“Soomaaliya, Weligeed Kuma Tiirsanaan Doonto Ciidamo Shisheeye, Waa Inay Dawladu La Wareegtaa Ammaanka Dalkeeda” Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
January 30, 2019(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya ciidamada dowladda Soomaaliya...
-
focus
Bandow Lagu Oo Rogay Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Dalka Itoobiya
January 30, 2019(SLT-Jigjiga)-Shir deg deg ah oo ay yeesheen hay’addaha Amniga dowlad deegaanka Soomaalida ayaa lagu mamnuucay dhaqdhaqaaqa...
-
focus
Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Warar Laga Baahiyay Xaaladda Caafimaad Ee Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta
January 30, 2019(SLT-Hargeysa)-Wasiiradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Somaliland ayaa ka hadashay xaaladda caafimaad ee wasiirka wasaaraddasi Mudane...
-
focus
Sirdoonka Mareykanka Oo Sheegay In Aan Wali Laga Adkaan Kooxda Daacish
January 30, 2019(SLT-Washington)-Sida laga soo xigtay agaasimaha mukhaabaraatka qaranka Mareykanka Dan Coats, kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ee...
-
focus
Suudaan Oo Siidaynaysa Dadkii La Xidh-Xidhay Intii Ay Dibadbaxyadu Socdeen
January 30, 2019(SLT-Khartoum)-Masuuliyiinta dalka Sudan ayaa amar ku bixiyey in xabsiga laga sii daayo dhammaan maxaabiistii la xir...
-
focus
Dal Muslim Ah Oo Dadkiisa Ka Mamnuucay Xannaanayta Eeyga
January 30, 2019(SLT-Tehraan)-Caasimadda dalka Iiraan waxaa laga mamnuucay dadweynaha dalkaasi inay Eeyga ay ku dhex wataan gudaha magaalada...